Baladweyne: Kooxda isbitaalka Sehha Gate oo guuldaro u saarisay Kooxda Bluesky Airlines

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta ๐’๐ž๐ก๐ก๐š ๐†๐š๐ญ๐ž ๐‡๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ย ayaa ๐Ÿ—-๐Ÿ’ uga badisay dhigeeda Kooxda ๐๐ฅ๐ฎ๐ž๐ฌ๐ค๐ฒ ๐€๐ข๐ซ๐ฅ๐ข๐ง๐ž๐ฌ kadib ciyaar caawa ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta ๐€๐Ÿ๐ฒ๐š๐ซ๐ž.

Kulankan ayaa qeyb ka ah tartanka goobaha ganacsiga magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here