Xafiiska maxkamadda sare SSC khaatumo oo laga dhagax dhigay Laascaanood.

0
130

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Laascanood ayaa laga dhagax dhigay xafiiska maxkamadda sare ee Dowladgoboleedka SSC-Khaatumo oo ay dhisayaan Jaaliyadda South Sudan ee kasoo jeeda maamulkan.

Dhagax dhiga xafiiskan waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Jaaliyadda South Sudan ee ee Dowladgoboleedka SSC-Khaatumo, odayaal,waxgarad,iyo marti sharaf kale.

Warkan waxaa  inoo haya Cabduqaadir Cumar İbrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here