Baladweyne: Goodir Mall Vs Rugsan Guest House

0
125

Baladweyne ( Radio Beerlula)- kooxaha kubadda cagta Goodir Mall iyo Rugsan Guest House ayaa caawa fooda isku dari doona Garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne.

Labadan kooxood ayaa qeyb ka ah kooxaha ka qeyb galaya tartanka goobaha ganacsiga , caafimaadka iyo waxbarashadda.

kooxahan ayaa mid kasta dadaal ugu jirta sidii ay u soo bixi laheyd.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here