Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ururka dhalinyarada Talsame ayaa agab waxbarasho gaarsiyay iskuulka deegaanka Jaaw ee gobolka Galgaduud.
Ururka ayaa sidoo kale fasalo dheeri ah kudaray iskuulka si ardeyda aysan udareemin cariiri.
Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.


