Askar ka mid noqonaya ciidamada Asluubta Soomaaliyeed oo tababar looga furay Gaalkacyo.

0
135

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaliya Generaal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa magaalada Gaalkacyo tababar uga furay 200 oo askari oo ka mid noqonaya Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Askartan ayaa kashaqeeyn doona deeganada Galmudug kuwaasi oo kajirtay baahi ciidanka Asluubta ah.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here