Xabi Alonso oo noqday Tababaraha kooxda Real Madrid

0
180

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Tobabare Xabi Alonso ayaa si rasmi ah u noqday Tobabaraha Cusub ee Kooxda Real Madrid.

Alonso ayaa kooxda Real Madrid lagalay heshiis saddex sanno ah, kaasi oo ku eeg 2028-ka, Wuxuunna beddeli doonna tababaraha hadda ka tagaya ee Carlo Ancelotti, waxaannna la filayaa in Carlo loo samayn doonno xaflada sogootin ah.

Tobabare Xabi Alonso ayaa kooxda Bayer leavergusan la qaaday Horyaalka xilli ciyaareedkii hore waliba isaga aan laga badin balse waxaa la filayaa waayaha kooxda Real madrid uu ka  bilaabi doono Tartanka Club World Cup kaasi oo dhawaan ka furmi doono Dalka mareeykanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here