Arday ka qalin jabisay fasalka 8-aad oo munaasabad loogu qabtay degmada Bursaalax

0
181

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Masuuliyiin ka socda maamulka degmada Bursaalax aqoonyahano haween iyo waalidiin ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalinjabiyeen dufcadii 4-aad oo ka qalinjabiyey fasalka 8aad ee dugsiga Hoose/Dhexe iyo sare ee degsiimadda Kuwayd degmada Bursaalax ee gobolka Mudug.

Ardeyada ayaa ka gudbeysa dugsiga dhaxe iyagoo ugubadaya dusgiga sare.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here