Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga, Warshadaha iyo Maalgashiga maamulka Puntland Mudane Abdikariim Maxamed Xasan ayaa magaalada Garowe ka daah furay Xeerka Summadaha Ganacsiga Puntland
Waxana ka qeyb galay Agaasimaha guud Agaasimaha Waaxda Qorshaynta,Agaasimaha Waaxda Taya-dhowrka odyaasha dhaqanka ganacsto agoon yahano iyo marti sharaf kala duwan.
Warkan waxa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


