Xarun cusub oo loogu talagalay keydinta iyo farsameynta daaqa xoolaha oo laga daahfuray Dhuusa-Mareeb.

0
170

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir kuxigeenka Xannaanada Xoolaha XFS Aadan Maxamed Cali ayaa magaalada Dhuusamareeb ka xarig jaray xarunta cusub ee kaydinta iyo farsamaynta daaqa xoolaha.

munaasabada xarig jarka ayaa waxa ka qeyb galay Wasiirka Xannaanada Xoolaha Galmudug Cabdulaahi Cabdiraxmaan tootoole wasiirkuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha Galmudug Shariif Cabdinuur Barre duqa magaalada Macallin Cabdiraxmaan Geeda Qoroow iyo marti sharaf kale

Warkan waxa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here