Deeq abuurka beeraha oo lagaarsiyay beeraleeyda tuulooyinka hoostaga Buulaburte

0
168

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Waxaa Manta Abuurka Beeraha qeybihiisa kala duwan iyo gaari Cagaf ah loo qeybiyey iskaashatada Mustaqbal iyo Wadajir ee Ka kala dhisan tuulooyinka Xaaji Buube iyo Jameeco Shiin ee degmada Buloburde.

Madasha Lagu Wareejiyay Agabkaan Waxaa Ku Sugnaa Wasiir Ku Xigeenka Wasarada Beeraha Iyo Waraabka Hirshabeele Mohamed Bashiir Qaasim (Daqare) Agaasimaha Shaqada iyo Shaqaalaha Wasarada Beeraha Iyo Waraabka Maxamed Yaasiin Mahdi Gudoomiyaha Degmada Buuloburte Xasan Mohamed Cabdi isku-duwaha Beeraha Degmada Buuloburte Jeylaani Jiir Misaad iyo Madax ka Socota Hay,Ada Zam-zam Foundation.

Warkan waxa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here