Akademiyada Green ee Baladweyne oo lagu soo kordhiyay qeyb bilaash ah.

0
90

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Akademiyada Green ee magaalada Baladweyne ayaa soo kordhiyay koorsooyiin cusub oo bilaash ah ee laga baranaayo Culuumta caafimaadka iyo fagaaro ka hadalka islamarkaana baxaayo maalmaha Khamiista iyo Jimcaha.

Koorsooyiinkaan ayaa isugu jira Barshada gargaarka dag daga ah , Nafaqada , Nafaqo daradda ,sheybarka iyo waliba sida dadka hortooda wax loogu soojeediyo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here