Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed, ayaa xariga kajaray waddada Hormuud, oo ay dhistay shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.
Munaasabadda xarig-jarka ayaa waxaa ka qayb galay Guddiga Ganacsatada Suuqa, injineerro, iyo masuuliyiin ka tirsan shirkada dhistay wada,
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.


