Markiska Daarul Xadiis oo laga daah furay magaalada Garoowe.

0
147

Baledweyne ( Radio Beerlula )- Munsabad lagu Daahfurayay machadka xarunta 𝗗aa𝗿𝘂𝗹 𝗫𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀 lagu baran doono  Xalaqaadka  Cilmiga iyo  Xiftinta Qur’aanka ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe

 

Waxana ka qeyb galay munsabadan walidin macalimiin bahda waxbarshada mamuulada xarumaha waxbarshada iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here