Tababar ku saabsan ilaalinta iyo sare u qaadista Canshuuraha oo lagu qabtay Hargeysa

0
159

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha maamulka Soomaaliland ayaa magaalada Hargaysa ku qabatay Tababar kusaansan ilaalinta iyo sare u qaadista Daqliga Canshuuraha kaasi oo loo qabtay howl wadeenada Wasaaraddas.

Tababarka waxaa ka qeybgalay Agaasime ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Soomaliland, Xubno ka socday Dowlada hoose Ee Hargaysa iyo qaar kamid ah Howl wadeenada loo qabtay Tababarkaan.

Warkan waxa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here