Baladweyne: Kooxda Alpha oo 6-4 uga badisay dhigeeda Sahan

0
82

Baladweyne (Radio Beerlula)- Kooxda kubadda cagta 𝐀𝐥𝐩𝐡𝐚 𝐏𝐨𝐫𝐭𝐫𝐚𝐢𝐭 ayaa 𝟔-𝟒 uga badisay dhigeedka kooxda kubadda cagta S𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐒𝐚𝐡𝐚𝐧 kadib ciyaar ku dhaxmartay garoonka kubadda cagta Afyare.

Labadan kooxood ayaa soo bandhigay ciyaar xiiso badan oo soo jiidatay dhalinyarada iyo guddoonka kubadda cagta gobolka Hiiraan iyo Baladweyne.

Kooxda kubadda cagta Alpha Portrait ayaa u gudubtay wareega xiga ee tartanka halka kooxda kubadda cagta Sahan ay gabi ahaanba faarujisay garoonka.

Tartanka ayaa habeen dambe  laga nasan doona iyadoona la shaacin doono isku aadka kooxaha ka soo gudbay wareegan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here