Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay dugsiga sare kana aflaxay machadka imaamu Nawaawi ayaa lagu qabtay magaalada Qardho.
Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


