Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo ku dhawaaqay in 30 cisho oo dheeri ah lagu daray ololaha diiwaangelinta codbixiyaasha.

0
121

Baladweyne ( Radio Beerlula)- Guddiga Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha Dowladda Soomaaliya ayaa muddo 30-cisho oo dheeri ah ku daray ololaha diiwaan-gelinta Codbixiyaasha.

Gudoga ayaa isbuuca soo socda tagi doona gobolada dalka, si looga bilaabo ololaha diiwaan-gelinta Codbixiyaasha.

Warbixintan waxaa noo haya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here