Baladweyne ( Radio Beerlula)-Munsabad ay ku qalin jabinyeen ardayda dhameesay dugsiga hoose iyo dhexe kana aflaxay machadka ibnu baaz ayaa lagu qabtay magaalada Carmo
Waxana ka qeyb galay munsabada mamulka machadka walidiin macalimiin ardayda qalinjabineyso iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo haya Xaawo Aadan Xuseen.


