Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ayaa laga furay Tababar lagu baranayo yareynta khataraha dabka ka dhasha kaasi oo loo qabtay howlwadeenno ka tirsan waaxda dab damiska gobolka Banaadir.
Tababarkan ayaa waxaa qabashadiisa iska kaashaday waaxda dabdamiska dowladda hoose ee Xamar iyo kambaniga Som faayar.
Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin.


