Baladweyne: Goodir Mall oo 7-4 uga badisay Hiiraan

0
149

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Kooxda kubadda cagta 𝐆𝐨𝐨𝐝𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐥𝐥. ayaa 𝟕-𝟒 uga badisay kooxda malateysay shirkadda ka shaqeysa mareynta qashinka ee 𝗛𝗶𝗶𝗿𝗮𝗮𝗻 kadib ciyaar caawa ku dhaxmartay garoonka Afyare ee magaalada Baladweyne.

Dhalinyaro ka kala timid xaafaddaha magaalada Baladweyne ayaa daawanayay ciyaartan oo aheyd mid xiiso badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here