Baladweyne ( Radio Beerlula )-iskuulka hoose iyo dhexe Al Bayaan ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa fursado waxbarsho oo lacag la.aan ah ka helay in ka badan 40 arday iskugu jirto danyar iyo agoon
Arday oo ka soo jeedo qoysas danyar ah ayaa iska bixi wayay qarashadkii waxbarshada.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen.


