Ardey dhameeysay fasalka 8aad oo munaasabad loogu qabtay magaalada Ceeldaahir

0
112

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Ceeldaahir ee gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaassbad ay ku qalin jabinaayeen arday dhameeysay fasalka 8aad islamarkaana ka aflaxday Dugsiga Alnuur

Munaasabada lagu maamusayay ardaydaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka dugsiga, Culimo u diin, Macallimiin , Arday iyo qaybaha Kale ee bulshada.

Warkan waxaa inoo haya Maxamad Yuusuf Cabdullaaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here