Bandhiga wax soo saarka beeraha gobolka Bari oo lagu qabtay Boosaaso.

0
157

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Garoowe ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlay dhibaatada uu Tahriibka leeyahay iyo dhabarjabka ay ku hayso dhalinyarada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ahaa wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Puntad aqoonyahano iyo dhalinyaro.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here