Olole nadaafadeed oo laga sameeyay degmada wadajir

0
193

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Degmada wadajir ee gobolka Banadir ayaa laga sameeyey ololo nadaafadee oo sare loogu qaaday bilicda degmada.

waxaana ka qeyb qaatay ololahaan nadaafadeed gudoomiyaha degmada Wadajir Abdirahman Mohamed Ali bulshada ku nool degmada wadajir iyo shirkada nadaafada Eco.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here