Xarun Caafimaad oo laga hirgeliyay degmada Ceelwaaq oo xariga laga jaray

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Jubbaland ayaa xariga ka jaray xarun Caafimaad oo ay yeelaneyaso degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.

Xarig jarka xaruntaan ayaa waxaa ka qeyb galay bulashada degmada odyaasha dhaqanka wasiiro xildhibaano iyo marti sharaf kale

Warbixintaan waxaa sooojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here