Baladweyne: Darasalam iyo Najax Construction

0
110

Baladweyne(Radio Beerlula)- kooxda kubadda cagta Darasalam iyo Najax Construction ayaa caawa fooda isku dari doona garoonka kubadda cagta Afyare ee magaalada Baladweyne.

Labada kooxood ayaa mid kasta dadaal ugu jira sidii ay ugu guuleysan laheyd kulankan.

Dhalinyaro ka kala socota xaafaddaha magaalada Baladweyne ayaa u soo daawasha taga garoonka Afyare oo uu ka socdo tartanka ganacsatada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here