Heshiis nabadeed oo la dhagax dhigay laba beelood oo dirir ku dhaxmartay deegaanka Mirdacay ee gobolka Hiiraan.

0
151

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Deegaanka Miirdacay ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay gogol nabadeed oo maalmihii lasoo dhaafay ka socotay deegaankaas.

Gogoshan nabadeed ayaa waxaa garwadeen ka ahaa mmaamulka Gobolka Hiiraan iyo kan dagmada Matabaan kuwaasi oo dhexdhigay labada beel Ciidamo xoog leh oo ka kala socday Nabadsugida iyo Booliska Soomaliya.

Warkan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here