Baladweyne (Radio Beerlula)- Cudurka Oofwareenka oo dhawaan qaar kamid ah magaalooyinka dalka laga bilaabay talaalkiisa si looga hortago ayaa kiisas kamid ah xanuunkaasi laga diiwan geliyay magaalada Baladweyne.
Cudurkaan ayaa dadka uu haleelay waxaa u badan caruur .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.


