Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula Todobaadkaan waxaan ku eegeynaa Caqabadaha aay lakulmaan dhallinyarada dhagax guryaha lagu dhiso kasoo fujiya buuraha kuyaalla duuleedka magaalada iyo deegaanada udhaw Sida Ceelgaal ,Harar, Qowlad, xujuub,iyo sariiraale 20-5-2025-ka Maxamad Yuusuf Cabdullaahi


