Xubno ka socota xulka qaranka oo booqday ciyaartoyda iskuulka SIGMA

0
139

Baladweyne (Radio Beerlula)- Madaxa Farsamada Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xasan iyo guddoomiyaha ururka kubadda cagta degmada Baladweyne Ismaaciil Cali Xassan ( Siidaani) ayaa booqday garoonka kubadda cagta Buulaxaabley oo uu ka socdo tartanka ardeyda iskuulka Sigma.

Xubnahan ayaa ardeyda ka qeyb galeysa tartanka kula dardaarmay inay muujiyaan ciyaar wanaag.

Madaxa Farsamada Xulka Qaranka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xasan, guddoonka isboortiga gobolka Hiiraan iyo kan degmada Baladweyne ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay booqanayay garoomada kubadda cagta si ay u dhirigeliyaan ciyaartoyda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here