Tababar kusaabsan sare u qaadista Aqoonta maamulka Warbaahinta oo lagu qabtay Baydhabo

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Warfaafinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo kusoo xirtay Tababar kusaabsanaa sare u qaadista Aqoonta Maamulada warbaahinta iyo Wariyaasha.

Munaasabada lagu soo xirayay Tababarkaan ayaa waxaa kasoo qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano, Agaasimeyaal, Xubno ka socday Warbaahinada iyo qaar kamid Wariyaasha ka howlgala Baydhabo.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here