Arday ka baxday Dugsiga iimaamu Dahabi oo munaasabad loogu qabtay Magaalada Qardho

0
176

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka Dugsiga iimaamu Dahabi ee Magaalada Qardho ayaa Munasabad Sagootin ah u qabtay ardaydii sanadkaan dhamaysay Dugsiga.

Munaasabada waxaa goobjoog ahaa maamulka dusgiga waalidiin iyo madaxda goobaha waxbarashada.

Warbixintaan waxaa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here