Dhismaha guri iyo ceelbiyood loogu talo galay horumarinta beeraha oo laga dhax dhigay duleedka Jowhar.

0
151

Baldweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle, Mudane Maxamed Sheekh Maxamuud, oo ay wehlinayaan Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda, Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare, iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda, ayaa si rasmi ah udhagax-dhigay dhismaha green house system dhameestiran iyo ceelkii lagu waraabin lahaay iyadoo barnaamijkan laga hergelinayo beerta tijaabada ee Wasaaradda Beeraha hirshabello oo ku talla duleedka Jowhar

Mashruucan Dhisidda greenhouse system ka dhameestiran waxaa fulinaya hay’adda ACF iyadoo ujeedadu tahay in lagu tawabaro beeraleyda yaryar, lagu tijaabiyo abuurada nuucyadooda kala duwan, sare loogu qaado wax soo saarka iyo horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha beeraleyda ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here