Baldweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabada aay kuqalin jabinayeen 97 Arday oo bartay xirfaddaha gacanta sida Solarka iyo korontada islamrkaana ka aflaxay Machadka Farsamada gacanta ee Banaadir
waxa kasoo qeyb galay munaasabada qalin jabinta wasiiru dowlaha wasaarada tamarta ee dowlada fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Faarax maamulka Dugsiga waalidiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi


