Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dallada dhalinyarada puntland Pyan oo kashaneysa Dowlada hoose ee degmada bosaso ayaa degaanka kala beyr oo hoos tago magaalada boosaaso tababar ugu qabatay in ka badan 20 haweenka kuwasoo la barayo xirfadaha farsamada gacanta sida cilaanka iyo make up.
Tababarkan ayaa loogu tala galay in haweenkaan ay isku filnadaan si ay u samta bixiyaan nolosha qoysaskooda.
Warbixintaan waxaa soojeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.


