Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ciidamada Ammaanka gobolka daadmareer ayaa soo bandhigay kartoono khamri ah oo ay kusoo qabteen howlgal ay ka sameeyeen maagalada.
Laamaha ammaanka gobolka daadmareer ayaa gacanta ku dhigay 1000 dhalo qamri iyo dadkii waday.
Warbixintan waxaa soo jeedinyaya Xaawo Aadan Xuseen.


