Baladweyne ( Radio Beerlula )-Maamulka degmada Buur Hakaba ee Gobolka Baay ayaa si rasmi ah u bilaabey Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Degmada Buur hakaba.
Garoonkaan ayaa muhiim u ah bulshada ku nool magaalada Buur Hakaba iyo deegaanada hoosyimaada iyadoo dhismihiisa iska kaashanayaan maamulka Degamada iyo bulshada degmada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey


