Baladweyne ( Radio Beerlula )-Ku dhawaad 9 dhallinyaro ah oo shalay badda ka galay xeebta liido ee magaalada Muqdisho si aay sawiro isaga soo qaadaan ayaa la helay maanta oo sabti ah 4 kamid ah halka 5 ta kale ilaa hadda lagu la-yahay nolol iyo geeri
Waalidiinta dhallinyarada lagu la-yahay badda oo garab ka helay bulshada ayaa si wadajir ah u baadi goobaya dhallinyarada maqan.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabdiqaadir Cumar Ibraahin


