Ololaha talaalka isku-Dhafan oo laga daah furay magaalada Boosaaso.

0
186

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka maamulka Puntland ayaa magaalada Bosaso ka daahfurtay Ololaha talaalka Oofwareenka Shuban biyoodka iyo Jadeecada kuwaasi oo ku cusub dalka.

Munaasabada lagu daahfurayey Ololahaan talaalada ayaa waxaa ka qeybgalay Mas’uuliyiin ka socotay Wasaaradda Caafimaadka XFS , Xubno ka socday Hey’adda ka shaqeeya Arrimaha Caafimaadka, Dhaqaatiir iyo shaqaalaha Wasaaradda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here