Wararka Wadada xiriirisa Bardaale iyo Baaydhabo oo mareysa heer gabo gabo ah By Radio Beerlula - May 25, 2025 0 185 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhismaha Wadada xiriirisa Bardaale iyo Baaydhabo oo mudo socotay dhismaheeda ayaa mareysa heer gabo gabo ah. Waxaa iska kaashanaya maamulka degmada Bardaale Ganacsto iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada. Warkan waxaa Inoo haya Cumar Yuusuf Aadan https://radiobeerlula.so/wp-content/uploads/2025/05/Warka-wadada-Bardaale-By-Americo.mp3 Share this: Click to share on Facebook (Opens in new window) Facebook Click to share on X (Opens in new window) X