Mid kamid ah haweenka Baladweyne oo abuuratay fursad ganacsi oo online ah.

0
117

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada BaladweyneNusteexo shiikh doon oo kamid ah Haweenka kunool magaalada baldweyne ayaa sameeystay fursad gancsi taasi oo ah sameenta waxyaabah ay isku qurxiyaan Haweenka iyadoo ku Soo bandhigto barteedTikTok.

Adeeyada ay sameeyso waxaa kamid ah qasqaska ay isticmalaan Haweenka iyadoo ka sameeyso kareemo laysku dardaray.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here