sara u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo Xoolaha. Dagmada Walanweeyn

0
176

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Suuqyada lagu iibiyo xoolaha ee magaalada Wanlaweyn ayaa laga dareemayaa sara u kac balaaran oo ku yimid qiimaha la iibiyo Xoolaha.

Ariga loo yaqaano birmada ayaa la iibinayaa 3 milyan iyo 2 ee shilinka Somaaliga halka markii hore uu joogay hal milyan iyo shan boqol , Orgida yar yar ka ee loo isticmaalo wan qarka ayaa la iibinayaa hal milyan ilaa 900 boqol ee shilinka Soomaaliga halka lo’da la iibinaayo 11 milyan iyo 10 milyan iyadoo Sara u kacaan sababay bilaabashada Dhoofinta xoolaha ee ĺoo dhoofiyo Wadamada carabta iyo Bisha carafo oo inta badan xoolaha la gawraco.

Warkan waxa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here