Isku aadka tartanka macalimiinta iskuullada Baladweyne oo la sameyay

0
124

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay munaasabadaan oo qori tuur loogu sameeynayay kooxaha matalaya qaar kamid ah macalimiinta wax ka dhiga iskuulada magaalada.

Tartankan ayaa waxaa ka qeybgalaya 10 kooxood waxaana uu bilaaba doona maalinta Khamiista

Warkan waxa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here