Tartanka ardeyda iskuulka SIGMA ee Baladweyne oo la soo gaba gabeynayo

0
154

Baladweyne (Radio Beerlula)- Garoonka kubadda cagta Buulaxaabley ee magaalada Baladweyne ayaa galinka hore ee maanta lagu soo gaba gabeynaya tartanka ardeyda iskuulka SIGMA.

Kooxaha fasalada F3A iyo F4A ayaa iskugu soo haray finalka tartankan oo ahaa mid xiiso badan.

Maamulka iskuulka, bahda isboortiga iyo ardeyda iskuulka ayaa lagu wadaa inay ka qeyb galan gunaanadka tartankan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here