Dhismaha suuqa xoolaha magaalada Carmo oo xariga laga jaray.

0
138

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada carmo ayaa lagu qabtay munaasabad xariga looga jarayay dhismaha Saylada xoola magaalada oo lagu hirgeliyey Isku tashiga Maamulka iyo Bulshada

waxa kasoo qeyb galay munaasabada xarig jarka maamulka magaalada carmo odoyaal, dhalinyaro Haween iyo marti sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdullaahi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here