Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arimaha dastuurka Dowlada gobaleedka Jubbaland Mudane Cabdiwali Xuseen Jaamac ayaa magaalada kismaayo ku soo xiray kulanka looga hadlaayay sidii loogu wada shaqeen lahaa arimaha Cadaaladda iyo amniga.
kulanka ayaa waxaa ka qayb galay laamaha amniga magaalada kismayo maamulka degmada odyaasha Haweenka iyo qaybaha kale duwan ee bulshada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamud.


