Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula

0
143

Baledweyne ( Radio Beerlula )-Barnaamijka Dhallinyarada ee Radio Beerlula todobadkaan waxaa marti ku ah Maxamed Axmed Xuseen oo kamid ah Dhallinyarada ku nool Magalaada Baladweyne kaasi oo ku shaqeeysta nuuc kamid ah gaadiiidka raaxada kaasi oo dadka looga kireeyo qiimo u dhikma lacagta lagu raaco gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajka 27-5-2025-ka. Maxamed Yuusuf Cabdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here