Dugsi hoose iyo dhexe oo laga dhagax dhigay deegaanka Barwaaqo.

0
192

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiye degmada Galdogob ee gobalka mudug Xasan Faarax Ayaxle ayaa deegaanka Barwaaqo oo hoos tagto degmada Galdogob ka dhagax dhigay iskuulka hoose iyo dhexe ee deegaanka Barwaaqo.

Dhagax dhiga waxaa gudoomiyaha ku wehlinayey gudoomiye ku xigeenka degmada Siciid Muuse Shire, xoghayaha degmada Saacid Filane, gudoomiyaha deegaanka Barwaaqo Cabdisamad Aadan AwYuusuf iyo qaar kamid ah golaha deegaanka degmada Galdogob.

Warkan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here