Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gaba gabeeyay tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay 12 fasal oo ka mid ah iskuulka SIGMA .
Kooxaha fasalada Form 3 A iyo Form 4 A ayaa iskugu soo haray tartanka waxana 4-2 ku badisay kooxda ka socotay fasalka Form 4A.
Warkan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen


