Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaar ahaan garoonka afyare ayaa lagu soo gaba-gabeeyay tartan kubadda cagta ah oo ay ka qeyb galeen 16 kooxood oo matalayay qaar ka mid ah goobaha ganacsiga, waxbarashadda, iyo caafimaadka ee magaalada kaasi oo aay taaba gelisay carwada—- .
Tartankaan oo ay ku guuleeysatay kooxda goodir Mall oo 5-3 uga badisay kooxda Alpha Portarate ayaa xeritaankiisa waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha ururka kubadda cagta gobolka Hiiraan ๐๐๐๐๐ข ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐๐๐จ๐ซ๐จ๐ , guddoomiyaha ururka kubadda cagta degmada Baladweyne ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐๐ฅ๐ข ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง, xoghayaha ururka kubadda cagta gobolka Hiiraan ๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ง ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง ๐๐๐ฑ๐ฒ๐ iyo Duqa degmada Baladweyne Nadar tabaax maalin.
Warkan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf cabdulaahi


